Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Ikraan Hooyadeed oo waxba kama jiraan ku tilmaantay hadalka Fahad
    Somalia

    Video:-Ikraan Hooyadeed oo waxba kama jiraan ku tilmaantay hadalka Fahad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 11, 2022Updated:June 11, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qaali Maxamuud Guhaad, oo ah hooyada dhashey Ikraan Tahliil, ayaa ka jawaabtey hadallo ku jiray wareysi taliyihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

    Qaali Maxamuud, ayaa carabka ku adkeystay in iyada qudheeda iyo nabadoono la socday ay ugu tageen taliyihii hore xafiiskiisa, si kiiska Ikraan Tahliil uu wax ugala qabto.

    Waxey tilmaantey Qaali in markii hore uu soo dhoweeyey, ha yeeshee maalmo kadib uu go’ay xiriirkii ay la lahaayeen.

    Qaali, ayaa ku adkeysatey in Ikraan Tahliil ay ku tuhmeyso dilkeeda inuu ka danbeeyey taliyihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin.

    Hadalka Qaali Maxamuud Guhaad, ayaa kusoo beegmey hadalka Fahad Yaasiin, oo ku eedeeyey dilka Ikraan Tahiil ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo saraakiil kale oo katirsan dowladda Soomaaliya.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    π€π£πšπ§ππšπ‘πš 𝐊𝐚π₯𝐟𝐚𝐝𝐑𝐒𝐠𝐚 πŸ“πŸ•-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ€π’π’π₯π₯𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰π₯𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏L.

    October 27, 2025

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    October 26, 2025

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025
    Latest Posts

    π€π£πšπ§ππšπ‘πš 𝐊𝐚π₯𝐟𝐚𝐝𝐑𝐒𝐠𝐚 πŸ“πŸ•-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ€π’π’π₯π₯𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰π₯𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏L.

    No Constitutional or Political Justification for Extending the Term of President Hassan Sheikh Mohamud and the Federal Parliament

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.