Muqdisho: 14 June 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry AndrΓ© Jr.
Kulanka ayaa looga hadlay guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan Amniga iyo Abaaraha.
