Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si buuxda codka kalsoonid ah u siiyay Raβiisul Wasaaraha cusub ee Xamse Cabdi Barre.
Dhammaan xildhibaanada 220-ka ee soo xaadiray kalfadhiga ayaa u codeeyay Raβiisul Wasaaraha, mana jirin qof diiday ama cid ka aamustay.
Guddoomiyaha maxkamadda sare ayaa goobta ku dhaariyay Ra’iisul Wasaaraha cusub.
