Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dhismaha qaybta gawaarida la dhigto (Parking) ee garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maraya meel gaba-gabo ah. Dhismaha qaybtan ayaa kamid ah mashaariicda hormarineed ee ka socda gudaha Airport-ka.
Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?October 25, 2025