Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ku dhisan yahay Awood qeybsiga Soomaliya?
    Somalia

    Muxuu ku dhisan yahay Awood qeybsiga Soomaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 3, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Awood qeybsiga Soomaliya wuxuu ku dhisan wadaag siman ayadoo ay tahay in tixgelin la siiyo Gobolka, Qabiilka iyo Khibradda (meritocracy). Labada hore waa sida meteladdu tahay, midda dambe waa sida ay ku haboon tahay.

    Wasaaraduhu waxay ka kooban yihiin:

    1. Wasaaradaha Dhaqaalaha sida: Maaliyadda, Qorsheynta iyo Maal-gashiga, Ganacsiga, Beeraha iyo waraabka, Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Batroolka iyo Macdanta, Korontada iyo Biyaha iyo Degaanka iyo Beyโ€™adda.

    Wasaaradahan ayaa muhiim u ah dhinacyada Wax soo saarka, shaqo abuurka, horumarinta iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha.

    1. Wasaaradaha Arrimaha Bulshada:
      Caafimaadka iyo Waxbarashada
    2. Wasaaradaha / Hayโ€™adaha Awoodaha:
      Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Gudaha, Difaaca, Amniga Gudaha iyo NISA

    Wasaaradahan marka laga yimaado wax qeybsiga kore ee qeybinta Golaha Wasiirada si siman (4.5). Ayaa waxaa lagama maar maan ah in haddana saddexdaas kudlo gudahooda lagu qeybiyo sida Soomaalidu wax u qeybsato ee ah (4.5) inta laga gaarayo xisbiyo lagu kala doorto afkaar iyo raโ€™yi (party platforms).

    1. Waxaa jira Wasaaradaha Adeegga (service providers) sida Dekedaha, Madaarada, Shaqaalaha iwm.

    Waxaa lagama maar maan ah in la ilaaliyo isu dheeli tirka awood qeybsiga Dalka si loo helo xasilooni siyaasadeed (political stbility).

    Guul Soomaliya!

    BDM

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.