Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowlada Puntland ee xubinta ka ah Dowlada Fadaraalka,ayaa bogaadin udiray Madaxweynaha la doortay ee Kenya Ruto. Qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Facebook Madaxweyne Deni,ayuu ugu hanbalyeeyay Madaxweyne Ruto.