Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ruushka xiray Dhuun muhiim ah oo Gaaska Yurub ugudbisa
    Somalia

    Ruushka xiray Dhuun muhiim ah oo Gaaska Yurub ugudbisa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 1, 2022No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ruushka ayaa xidhay dhuun gaasta dabiiciga ah geysa dalka Jarmalka oo lagu magcaabo Nord Stream 1, isagoo ku sababeeyey xidhitaanka dhuuntan inay la xidhiidho dayartir lagama maarmaan ah oo lagu samaynayo marawaxadaha dhuunta. Ruushka ayaa sheegay in dayactirku uu qaadanayo muddo saddex maalmood ah. Hase ahaatee Maraykanka iyo Yurub ayaa ka horyimi doodda Ruushka, iyaga oo ku eedeeyey madaxweynaha Ruushku inuu โ€œhubaynayoโ€ tamarta.

    Sannadkii hore Ruushku wuxuu dalalka Yurub u iibgeeyey 40% gaasta dabiiciga ah ee ay u baahan yihiin. Hase ahaatee toddobaadyadii u dambeeyey, Ruushku wuxuu dhimay gaasta uu sii mariyo dhuunta Nord Stream 1 taas oo haatan gaadhsiisa dalalka Yurub illaa 20% gaastii mari jirtay. Ruushka ayaa isagu ku doodaya in xidhitaankan ugu dambeeyey uu la xidhiidho cunaqabataynada ay wadamada reer galbeedku saareen dhaqaalaha dalkiisa.

    Raโ€™iisal wasaaraha Jarmalka Markus Soeder oo booqasho ku tegey magaalada Lubin oo ah halka ay dalkiisa ka soo gasho dhuunta gaasta qaadda ee ka timaadda dalka Ruushka, ayaa sheegay in dalkiisu uu ku sugan yahay xaalad adag.

    Raโ€™iisal wasaaraha ayaa sheegay in madaxweyne Putin uu u haysto joojinta gaasta dhex marta dhuumahan gaastu inay tahay mid iska ciyaar ciyaar ah, isagoo sheegay in xaaladda ay haatan ku jiraan aanay ahayn xilligii ay jawaabta ka bixin lahaayeen ciyaartan.

    Qiimaha gaasta ee dalalka Yurub ayaa haatan toban laabmay, marka loo eego qiimihii ay ahaan jireen tobankii sano ee la soo dhaafay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.