Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladiii hoose Ee Gaalkacyo markale ayay uduntay maamul xumo iyo musuq
    Somalia

    Dowladiii hoose Ee Gaalkacyo markale ayay uduntay maamul xumo iyo musuq

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 10, 2022Updated:September 10, 2022No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maamulka Gobolka Mudug si fiican,ayuu ushaqaynayaa.

    Laamaha amaanka Mudug hawkgalkoodu waa sareeyaa.

    Balse Dowlada hoose ee Magaalada Gaalkacyo Dhulkay taalaa.

    Weli nasiib uma helin Duq Magaalo oo uqalma Magaaladan muhiimka u ah Puntland.

    Gaalkacyo Sanadkii waxay soo saarataa Canshuurteeda Dowlada hoose 1,200.000-kun dolar.(Hal Milyan iyo Labo Boqol kun oo Dolar) inta la diiwaan geliyo,waxaase la lunsadaa intaa in le’eg.

    Waa dhaqaale wax badan looga qaban karo baahiyaheedaโ€ฆ

    1.Nadaafadu aadbay uhoosaysaa.
    2.Laamiyadii JLPG dhawaan laga dhisay Dayac ayay uburbureen.
    3.Maleh hal goob oo lagu nasto.
    4.Maleh Hal Wado oo qurxoon.

    Madaxweyne Deni xaqiiq markii laga hadlo waa udadaadalay Magaalada oo si gaar ah Dowladeeda hoose,waxuu uga dulqaaday caqabado hor taagnaa si ay udhaqaaqdoโ€ฆ

    1.Ciidamo fara badnaa oo ka Mushahaar qaadan jiray,waxaa loo wareejiyay Booliska.

    2.Lacag Dayn ah oo lagu lahaa waa ka bixiyay.

    3.Waaxyaha Maamulkeedana waa hufay.

    4.Duq Magaalo oo markaas joogayna waa ka badalay.

    5.Shaqaale been abuur ahaana waa kala cayriyay.

    Nasiibdarada dhacday,ayaa waxay noqotay Duqii la keenay,ayaa ahaa Nin lehTaariikh Madow oo horay ulunsaday Dhaqaalihii Wadada Galkacyo-Garowe mar uu xukumay hay’ada PHA.

    Dadku waa ka naxeen,waxaase laysku qanciyay in uu isa sixi karo oo hadii la garabgalo wax la qaban karo.

    Maxamuud Cabdinuur maalmihii ugu horeeyay,ayuu xoogaa ismuujin ah sameeyay oo indhaha Bulshada iska jeediyay,kadibna dhaqankiisii,ayuu bilaabay.

    Saakay waxuu ka mid yahay Taajiriinta sida fudud ku hodmayโ€ฆ

    1.Guri,ayuu si deg-deg ah uga dhistay Nayrobi Qoyskiisana waa urartay.

    2.Shirkad Real State ah oo Dhulka ka Ganacsata iyo Xaafiis weyna Nayrobi ayuu ka samaystay.

    Dowladiii hoose ee Gaalkacyo markale,ayay uduntay maamul xumo iyo musuq.

    Madaxweyne markale dib u Eeg Dowladeeda hoose.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.