Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Goormee la xariga laga jarayaa dhismaha Dekedda Garacad ?
    Puntland

    VIDEO: Goormee la xariga laga jarayaa dhismaha Dekedda Garacad ?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 12, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa dhowaan la filayaa in xariga laga jaro wajiga kowaad ee dhismaha Dekedda Garacad ee gobalka Mudug, kaas oo socday muddo sannado ah.

    Dhismaha wajiga kowaad ee Dekedda ayaa ka kooban labo jambi oo ay kusoo xiran doonaan maraakiibta iyo doomaha yimaada Dekedda Garacad, kuwaas oo kala ah (A&B).

    Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo madaxda sare ee DFS ayaa la filayaa inay qeyb ka noqdaan furitaanka Dekedda, oo la qorsheynayo ilaa 20 bishan October.

    Qabanqaabada munaasabadda xarig ka jarka Dekedda cusub ee Garacad ayaa hadda socota, waxaana sidoo kale lagu casuumay wafuud ka socota Dawladdaha dariska ah, sida Itoobiya iyo Jabuuti.

    Dekedda Garacad ayaa ah mashruucii ugu weynaa ee laga hirgeliyo Soomaaliya, kaas oo si isku tashi bulsho ah ay u dhisanayaan dad Soomaaliyeed.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.