Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Askarigii dilay Wasiir Siraaji oo la toogtay
    Puntland

    VIDEO: Askarigii dilay Wasiir Siraaji oo la toogtay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 22, 2022Updated:October 22, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ee Dawladda Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku fulisay aroornimadii saaka Axmed Cabdulaahi Cabdi oo bishii May, 2017kii ku dilay agagaarka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib-u-dhiska ee XFS Cabaas Cabdullaahi Sheekh Siraaji.

    Maxkamadda ayaa horrey dil ugu xukuntay Axmed Cabdullaahi oo kamid ahaa ilaalada Hanti-dhowrkii guud ee xilka laga qaaday Dr. Nuur Faarax Jimcaale, kaddib markii lagu helay dilka AUN Wasiir Siraaji.

    3, May 2017kii, ayuu Wasiir Cabaas Siraaji u geeryooday dhaawac kasoo gaaray rasaas lagu furay gaarigiisa, isagoo ahaa Wasiirka ugu da’da yaraa ee Xukuumaddii uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

    AUN Cabaas Cabdullaahi Sheekh Siraaji, oo 31 jir ahaa, ayaa waxa uu kasoo laabtay xerada qaxootiga ee Dhadhaab oo uu ku soo barbaaray, isagoo noqday Xildhibaan kamid ah Golah Shacabka BJFS.

    https://www.facebook.com/sntvnews/videos/576082610943819
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.