Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Baarlamaanka Puntland oo u yeeray xubnaha magacaaban ee Maxkamadda Sare + VIDEO
    Puntland

    Baarlamaanka Puntland oo u yeeray xubnaha magacaaban ee Maxkamadda Sare + VIDEO

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 31, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baarlamaanka Puntland ayaa maanta u yeeray xubnaha cusub ee dhowaan loo magacaabay Maxkamadda Sare ee Puntland, si loogu qaado codka kalsoonida ah.

    Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo saaka yeeshay kulankoodii 6-aad ee Kalfadhigga 51-aad, ayaa cod galiyay soo jeedin ka timid Guddoonka Golaha Wakiillada, oo ahaa in berri cod loo qaado xubnaha magacaaban ee Maxkamadda Sare.

    Xildhibaano gaaraya 37 oo kamid ahaa 41 Xildhibaan oo xaadiray kulanka maanta, ayaa u codeeyay in berri ay yimaadaan xubnaha Maxkamadda Sare Baarlamaanka hortiisa.

    Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhowaan isbedel ku sameeyay Xubnaha Maxkamadda Sare ee Puntland, kaddib markii ay Baarlamaanka Puntland horey u diideen xubnihii hore ee uu magacaabay oo uu hoggaaminayay Axmed Taaraan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.