Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma hirgashay Xabad joojintii Ciidamada TPLF iyo kuwa Dowlada Itoobiya?
    Somalia

    Ma hirgashay Xabad joojintii Ciidamada TPLF iyo kuwa Dowlada Itoobiya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 17, 2022Updated:November 17, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka laga helayo Gobolka Itoobiya,ayaa sheegaya in 48 ilaa 72 saacadood gudahood uu ku istaagay dagaalkii u dhexeeyay Ciidamada difaaca Itoobiya iyo kuwa Tigreega, kadib markii ay Dowladda Itoobiya iyo kooxda TPLF ku heshiiyeen in si rasmi ah loo soo afjaro colaaddii.

    Sarkaalkan,ayaa sheegay in joojinta colaada heshiiska kadib ay muujineyso rabitaanka Labada dhibac ay u qabaan nabadda.

    “Sida ku cad heshiiska Nabadeed ee ay Labada dhinac gaareen, gaarsiinta gar-gaarka biniโ€™aadantinimo ee deg-dega ah,ayaa ah arrinta aadka ugu muhiimsan”Ayuu yiri Madaxa xafiiska arrimaha dibadda.

    Gawaari ay leedahay Hayโ€™adda Laanqeyrta Cas,ayaa gaaray Caasimada Gobolada Tigree ee Mekele.

    Baabuur ay ku jiraan kuwa Barnaamijka Cunnada Adduunka,ayaa kusii jeeda Mai Tsbri,waxayna sidaan 300 metric ton oo dheeraad ah oo agab gargaar ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.