Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweyne ku xigeenkii Baarlamaanka Yurub Oo Laaluush lagu qabtay
    Somalia

    Video:-Madaxweyne ku xigeenkii Baarlamaanka Yurub Oo Laaluush lagu qabtay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 12, 2022Updated:December 12, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Eva Kaili waa 44 jir noqotay Madaxweyne ku xigeenka baarlamaanka Yurub janaayo 2022 kana soo jeeda Giriiga.

    Waxay ka mid ahayd 14-ka ku xigeen Baarlamaanka Midowga Yurub.

    Caawa waa xirantahay baaritaana waa ku socdaa,waxaa loo haystaa laaluush 630-kun dolar ah in ay ka qaadatay Wadan Khaliijka ku yaal oo loo badaniyo Qatar.

    Lacagta 630-kun oo dolar,waxaa laga helay Gurigeeda dhexdiisa baaritaan lagu sameeyay kadib.

    Xildhibaan Giriig ah oo la wareysatay,ayaa sheegay in ay taageertay ku tumashada Qatar ee xuquuqda bani’aadamka,gaar ahaan Shaqaalihi garoomadda dhisayey.

    “Waxay ku kacday wax kasoo horjeeda qorshihi yurub ay ku eedaynaysay Qatar ee ku tumashada xuquuqda Shaqaalaha Garoomada”Ayuu yiri Xildhibaankaas oo warsysi siiyay DW.

    Waxaa lala xiray Afar Qof oo kale,waxaana laga joojiyay Shaqadii iyo awoodaheedii Baarlamaanka Yurub.

    Sidoo kale Xisbiga Hantiwadaaga ee Giriiga oo ay Xubin ka ahayd,ayaa banaanka laga dhigay.

    Yurub maalin xun ayey u tahay in gacanta lagu dhigo fadeexadan weyn oo ka dhex qaraxday Baarlamaankeedii.

    Eva Kaili waa 44 jir noqotay Madaxweyne ku xigeenka baarlamaanka Yurub janaayo 2022 kana soo jeeda Giriiga.

    Caawa waa xirantahay baaritaana waa ku socdaa,waxaa loo haystaa laaluush 630-kun dolar ah in ay ka qaadatay Wadan Khaliijka ku yaal oo loo badaniyo Qatar. pic.twitter.com/vPqGaCNRLG

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) December 12, 2022

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    December 19, 2025

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    December 17, 2025

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    December 17, 2025
    Latest Posts

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    African Development Fund approves $23 million to boost clean energy access in Bosaso, Somalia

    Maxaa looga xaajoonayaa kulanka Kismaayo?

    Madaxweyne Deni iyo wefti uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo

    AN ALARMING SECURITY PROSPECT IN SOMALIAStrategic Miscalculations, Insurgent Encirclement, and the Risk of Regional Conflagration

    Xog:-Xiriirka iyo wadashayanta Alshabaab iyo Xasan Shiikh??

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.