Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Maxay ka tiri doorka Qurba-joogta Marwo Caasho Geelle?
    Somalia

    Video:-Maxay ka tiri doorka Qurba-joogta Marwo Caasho Geelle?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 21, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Marwo Caasho Geelle Diiriye oo ka hadlaysay Shirka Qurba-joogta ee ka socda Garowe,ayaa ka hadashay doorka Qurba-joogta ay ku leeyihiin horumarka Wadanka.

    “Qurba-joogtu waa muhiim,iyagaana Dalka dhisay oo sida Magaalooyinka qurxoon oo Garowe ay ka mid tahay maalgashtay”Ayay tiri Caasho.

    Iyadoo hadalkeeda sii wadata ayay tiri”Waxaan ubaahanahay in aan ka faa’idaysano oo aan iyagana midayno hada way kala qaybsan yihiin oo ay qayb ka qaataan arimaha danta guud way ku fiican yihiin danaha gaarka ah”.

    Caasho waxay ka mid tahay haldoorka reer Puntland mana ulaha Gabar booskeeda buuxin karta.

    Waa waxgarad aragti dheer,shaqsiyad fiican,Qab iyo Qiyam leh oo haldoor ah.

    Sida ay hada ufaalaysay Qodobka Qurba-joogta iyo baahiyaha jira waa cajiib.

    Kulankan Garowe ka socda ma macno badna waxa kaliya oo uu soo jiidashada ku yeeshay waa in Caasho ka dhex muuqato.

    Caasho Geelle uma lihin Gabar kale oo leh astaamaha ay leedahay.

    Xaqiiqdii waa waxgarad aragti dheer,shaqsiyad fiican,Qab iyo Qiyam leh oo haldoor ah.

    Sida ay hada ufaalaysay Qodobka Qurba-joogta iyo baahiyaha jira waa cajiib. pic.twitter.com/tdyHZQos5l

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) December 21, 2022

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.