Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Wefti ka socda Dowlada Dhexe Ee Itoobiya oo gaaray Maqalle
    Somalia

    Video:-Wefti ka socda Dowlada Dhexe Ee Itoobiya oo gaaray Maqalle

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 27, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu danbayn,waxaa si rasmi ah loo gyda galay fulinta heshiiska Tigreega iyo Dowlada Abiy.

    Waxaa gaaray Maqalle Caasimada Deegaanka Tigree wefti uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ay qayb ka yihiin Xubno sar-sare oo ka mid ah Gudiga dib uheshiisiinta Qaranka Itoobiya.

    Waxaa mid mid ugacan qaaday Madaxweynaha Tigreega oo mar ay adkayd in uu fagaare soo istaago.

    Geerida Nus Milyan Qof kadib,waxay ubadan tahay in Itoobiya dib uheshiiso oo ay soo afjaranto colaad khatar gelisay jiritaankeeda.

    Waa talaabo horay loogu qaaday fulinta heshiiskan shuruuda looga dhigay Abiy ka dhabayntiisa.

    Reer Galbeedka oo gadaal ka riixaya heshiiska,ayaa Isha ku haya sida wax usocdaan.

    Halkan ka daawo

    Waxaa gaaray Maqalle Caasimada Deegaanka Tigree wefti uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ay qayb ka yihiin Xubno sar-sare oo ka mid ah Gudiga dib uheshiisiinta Qaranka Itoobiya.

    Waxaa mid mid ugacan qaaday Madaxweynaha Tigreega oo mar ay adkayd in uu fagaare soo istaago. pic.twitter.com/b7ZPwoIeXs

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) December 27, 2022

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    December 19, 2025

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    December 17, 2025

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    December 17, 2025
    Latest Posts

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    African Development Fund approves $23 million to boost clean energy access in Bosaso, Somalia

    Maxaa looga xaajoonayaa kulanka Kismaayo?

    Madaxweyne Deni iyo wefti uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo

    AN ALARMING SECURITY PROSPECT IN SOMALIAStrategic Miscalculations, Insurgent Encirclement, and the Risk of Regional Conflagration

    Xog:-Xiriirka iyo wadashayanta Alshabaab iyo Xasan Shiikh??

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.