Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Saxafiyiinta Puntland oo doortay Gudoon cusub
    Puntland

    Saxafiyiinta Puntland oo doortay Gudoon cusub

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 22, 2024Updated:April 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Ururka Warbaahinta Puntland Maxamed Daahir Caynsane,ayaa markii Sadexaad loo doortay hogaaminta MAP.

    Guddoomiye Ku-xigeenka,ayaa loo doortay Maxamed Deeq Cabdalla oo ah Agaasimaha Warbaahinta SBC.

    Halka Xoghayaha Ururka loo doortay Niciima Muuse.

    Doorasahada,ayaa ka dhacday Garowe oo ilaa Shalay uu ak socday Shirweynaha Saxafiyiinta Puntland.

    Xarumaha Warbaahinta  iyo Saxafiyiinta Puntland,waxaa haysta caqabado waa weyn oo ubaahan in laga gudbiyo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.