Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Kusimaha Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeriddii Agaasimihii Maxjarada Dawladda Puntland
    Puntland

    Kusimaha Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeriddii Agaasimihii Maxjarada Dawladda Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe, Arbaco 24 Abriil 2024, Madaxweyne Kuxigeenka ahna ku-simaha Madaxweynaha Dawladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timi Allaha u naxariistee Agaasimihii Maxjarada Dowladda Puntland, Cabdirisaaq Maxamed Xasan oo ku geeriyooday Xarunta Ganacsiga Puntland ee Boosaaso.

    pic.twitter.com/EursJjfQUb

    — Puntland State House (@Plstatehouse) April 24, 2024

     

    “Allah ha u naxariisto oo janadii ha geeyo Agaasimihii Maxjarada
    Dowladda Puntland, Cabdirisaaq Maxamed Xasan ku
    geeriyooday Boosaaso. Marxuumku wuxuu ahaa muwaadin u soo
    adeegay dalkiisa iyo dadkiisa wakhti dheer.
    Waxaan u tacsiyeeynaya shacabweynaha Puntland, Masuuliyiinta
    Maxjarada Dowladda Puntland, Eheladii iyo qoyskii uu ka
    geeriyooday, Allaah waxaan uga baryayaa in uu danbi dhaafo,
    qoyskiisiina samir iyo iimaan kasiiyo Aamiin”

    AUN. CABDIRISAAQ MAXAMED XASAN
    H.E ILYAS OSMAN LUGATOOR

    Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland
    Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda
    Xafiiska Warfaafinta MDPL
    PUNTLAND STATE HOUSE
    Mediaoop@plstate.so

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.