Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay tahay cabashada Shacabka Bosaso Ee Saldhigyada Booliska?
    Puntland

    Maxay tahay cabashada Shacabka Bosaso Ee Saldhigyada Booliska?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xabsiyada Puntland Cadaaladooda in la dul istaago ayay mudan yihiin,si gaar ah Saldhigyada Booliska Magaalada Bosaso,waa in wax laga qabtaa.

    Hooyo Sadex jeer Wiilkeeda inta la xiray laga iibsaday,ayaan waraystay,iyadoo halkii mar ee la xiro Wiilkeeda Hooyadaas laga qaaday $300.

    Talyayaasha Saldhigyada Bosaso,ayaa ku shaqaysta arinkan oo ka dhigtay nolol maalmeed,waxayna Maalin walba soo qabtaan Dhalinyaro kadibna Waaridkood ayay dib uga iibsadaan.

    Dhacdooyinkan inta la diiwaangeliyay,waxay kor udhaafayaan 60-dhacdo.

    Sidoo kale Booliska iyo Maxkamadaha,ayaa isla fahansan shaqadan oo dhaqaale kawada sameeya.

    Waa dhacdooyin naxdin leh oo yax yax ku ah Booliska iyo nidaamka Garsoor ee Puntland.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.