Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Mudug,waxay ubaahan tahay isla xisaabtan dhab ah??!
    Puntland

    Faallo:-Mudug,waxay ubaahan tahay isla xisaabtan dhab ah??!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 25, 2024Updated:April 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Gobolka shaqada ugu badan ee utaala waa kala celinta Beelaha iyo ka hor tagida colaadaha,waana kasoo dhalaalay,isagoo waliba duruufo ku shaqaynaya.

    Talyaha Qaybta Booliska,waa la mid amniga si buuxda,ayuu uga hawlgalay oo ugu taagan yahay har iyo habeen,waxaana dhacda ,isagoo hawl ujooga Goldogob in Jariiban dhacdo deg-deg ah oo aan looga maarmin ay ka dhacdo oo uu isla Habeen isku maro Dhul baaxadiisu dhan tahay 300 oo km,waxaana xaqiiq ah in aan loo dhiibin dhaqaalihii uu ku fulin lahaa adeega amniga,marka laga soo tago Mushahaar iyo adeeg yar oo soo daaha.

    Duqa Magaalada Gaalkacyo,waa Ninka ay dul hoganayso Daruura Ceebeed,waana masuulka jooga Isha Dhaqaale ee wax laga qaban karo.

    Dowlada hoose,waxaa usoo xarooda Sanadkii $2-Milyan iyo Lacag Guryaha laga qaado oo $250-kun ah.

    Majiro Hal Mashruuc oo uu fuliyay iyo mid udiyaarsan oo uu fulinayo mana hayo aragti iyo qorshe waxqabad,walina Gaalkacyo waa dayacan tahay.

    Hadii uu jiri karo Duq mudan in dib loo fiirsho mudnaantiisa Kursiga,waa Duqa Magaalada Gaalkacyo Xasan Jidxun.

    Gobolka caqabadaha haysta,waxaa ka mid ah Nabadoonada oo ah kuwa xaqa Deegaamada udooda oo Dowladaha ku xiran,waxay Mushaari ka yihiin Dowlada Hoose iyo Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo.

    Haatan MW iyo Xukuumada oo idil,ayaa kusii jeeda Gobolka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.