Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dekeda Garacad,waxay ku dhowdahay in Imaaraadku ku yeesho Saamiga ugu badan
    Puntland

    Dekeda Garacad,waxay ku dhowdahay in Imaaraadku ku yeesho Saamiga ugu badan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dekeda Garacad,waxay ku dhowdahay in Imaaraadku ku yeesho Saami weyn oo noqon kara 51%.

    Balse Gudiga Gacanta ku haya Dekeda Garacad,waxay shuruud ka dhigeen hadii ay ku wareejinayaan maamulka Imaaraadka oo Saamiga ugu badan uu yeelanayo in marka hore la fuliyo Mashaariicda lagu heshiiyay.

    Weftigii qiimaynta utagay Dekeda ee ka socday dhanka imaaraadka,waxay la noqdeen,iyagoo kasoo afqaaday Gudiga Dekeda,isla markaana qiimayn rasmiya kusoo sameeyay Dekeda.,Walise go’aankii ugu danbeeyay lama kala qaadan.

    Sida socota Imaaraatiyiintu,waxay ku badalanayaan Saamiga Sadex Mashruuc oo waa weyn oo kala ah…

    1.Dhismaha Wadada Garacad-Goldogob.
    2.Dhismaha Warshad Kalluumaysi Garacad.
    3.Dhismaha Mashaariic horumarineed Galkacyo.

    Sidoo kale,waxaa jirta Lacag hormaris ah oo Gacan buuxis fiican u ah Gudiga iyo Dowlada Puntland.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.