Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wax badan ka ogow Adeega Caafimaad Ee Puntland
    Puntland

    Wax badan ka ogow Adeega Caafimaad Ee Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qofka marka uu ubaahdo Dhakhtar,waxa uu maraa marxaladahan…

    1.kaarka la kulanka Dhakhtarka $8.
    2.Raajo $30.
    3.Dhiig qaadista $20.

    Intaas waa kulanka koobaad ee Dhakhtarka kharashka ka baxaya Bukaanka,waxaa usii haray Dawadii.

    Dawada laga gadayo iyaduna,waa mid aan lahayn awood oo lasoo micno tiray,waxaana dhici karta 10-Xabo oo Kaniiniga Madaxa ee Somaliya yaala in uu la awood yahay 1-Kaniini Madax oo caalamka kale ah,mararka qaarna waxaaba dhacda in Dawada Somaliya la geeyo ay iyadu Dadka dhibaatayso.

    Dhamaan kharashkaas laga rabo muwaadinka jiho ka caawisa majirto.

    Hadaba maxaa la gudboon Dhakhaatiirta,iyagoo uturaya Bulshadooda?

    B.In ay Kaarkooda raqiisiyaan.

    T.In ay Raajada raqiisiyaan ama joojiyaan hadaysan muhiim ahayn markaas.

    J.In ay Dhiig qaadista raqiisiyaan.

    Qoyska Shan Qof ka kooban oo Sadex ay ka Xanuunsato ma awoodi karaan in ay Dhakhtar utagaan?

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.