Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dhismaha Saldhiga Milleteri Imaaraadka Ee Xaafuun oo la bilaabayo
    Puntland

    Dhismaha Saldhiga Milleteri Imaaraadka Ee Xaafuun oo la bilaabayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 3, 2024Updated:May 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaruntan waa halka loo diyaariyay in ay degaan koox shisheeye ah oo ka hawlgalaysa Xaafuun.

    Kooxdan,ayaa iskugu jirta Maraykan iyo Imaaraatiyiin,waxayna Xaruntan ku taal Bosaso.

    Dowlada Imaaraadka iyo Dowlada Puntland,ayaa kala saxiixday heshiis Saldhig Milleteri looga siinayo Imaaraadka Xaafuun.

    Waxaa la filayaa kooxdaas in ay dhawaan si rasmi ah usoo degaan Xaruntan oo ay bilaabaan diyaarinta Saldhiga Xaafuun.

    Imaaraadka oo ka leh Siyaasad fog Geeska Afrika,ayaa PL ka dhigtay halka uu kasoo galayo iyo Saldhigiisa Siyaasadeed.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.