Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa kasoo baxay kulankii Puntland iyo Beesha Caalamka?
    Puntland

    Maxaa kasoo baxay kulankii Puntland iyo Beesha Caalamka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 4, 2024Updated:May 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii ka dhacay Qasriga Madaxtooyada PL ee Garowe,waxa uu ahaa mid is fahan kusoo idlaaday.

    PL,waxay muujisay bisayl iyo diblomaasiyad qurxoon,iyadoo hadana soo gudbinaysa doodeeda ku aadan khilaafka jira.

    Halmar,ayaa laga maqlay Wasiir ka mid ah Wasiirada lama shaqayn karno DFS ee sharciyada lumisay,taasna,waxaa ka daba tagey Wasiiradii kale.

    Wasiirada PL ee kulanka qaybta ka ahaa si dhiiran ayay udoodeen una difaacdeen mowqifkooda Siyaasiga ah iyo Mashaariicda,iyadoo MW maqsuud ka noqday doodooda.

    Dhanka BC iyo Safiirka Ingiriisku,wuxuu la laabtay farxad iyo isfahan uu aad maqsuud uga noqday dooda Dowlada Puntland.

    https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1787224276421988761?t=t_MIX9EuhgHw5wMuMOm74g&s=19

    Natiijadii kulanka?

    1.In la dhagaystay dooda PL oo lagana sugayo Ajandaha.

    2.In Mashaariicda loo fasaxay lagana sugayo soo dalbashada kuwan 2024.

    Dhaliisha kulanka?

    1.Madaxweynaha oo si gaar ah kulan ula qaatay Safiirka UK,taas oo aan ku fiicnayn hanaanka Dowladnimo.

    2.Wasiir Juxaa oo hadal aan madasha looga baahnayn markan uu kasoo baxay.

    Waxaa xusid mudan in Weftiga BC kula kulmay Xarunta QM MAP,PUNSA iyo PDRC,inkastoo mar lagu sigtay in Ajandaha laga saaro kulankooda kadib markii MW ku kalsoonaan waayay xogaha ay bixinayaan,waase la xaliyay.

    Shaqo fiican baa la qabtay,waxaana muuqata in Wasiiradan ka macno weyn yihiin kuwii hore.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.