Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dood su’aalo muhiim ah lagu waydiiyay Wasiir Cawad
    Puntland

    Dood su’aalo muhiim ah lagu waydiiyay Wasiir Cawad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 6, 2024Updated:May 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Danjire Cawad,ayaa su’aalo muhiim ah uga jawaabay Bulshada dood Space-ka lagu qabtay.

    Cawad,ayaa ahaa Wasiir Arimo dibadeedkii saxiixay xiligii Madaxweyne Farmaajo heshiisyadan uu haatan dib markale usaxiixayo Xamse.

    ‘’Sanadihii la soo dhaafay, khilaafkii annaga iyo Kenya noo dhaxeeyay oo badda ku saabsanaa iyo arimo kale oo siyaasadeed oo xiriirkii annaga iyo Kenya xumeeyay, iyaduna waxa ay dibu dhac ku sameysay horumarkii laga gaari lahaa iskaashiga inoo dhaxeeya’’Ayuu yiri Wasiir hore Axmed Ciise Cawad.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1787526442206503183?t=jZMuY5Bdz0G6ihYZWNHA9g&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.