Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Xirida Xaafiiska UNSOM Somaliya waa burburka rajada yar Ee Dowladnimo
    Puntland

    Faallo:-Xirida Xaafiiska UNSOM Somaliya waa burburka rajada yar Ee Dowladnimo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qaadistii Cunaqabataynta Hubka,waxaa kasii muhiimsanayd oo la socotay in Siyaasad ahaana la Madax baneeyo Somaliya.

    Qorshuhu,wuxuu ahaa in Bilo kadib uu ka baxo Somaliya Xaafiiska Siyaasada Qaramada Midoobey ee Unsom.

    Haatan DFS ee Dastuurka baalmartay dalabkeedu,wuxuu kusoo beegmay xilli uusan haysan taageero oo lala daahay,isla markaana Shaqooyin la rabay in la qabto aan la qaban.

    Sidoo kale,waxaa codsigan caqabad ku ah mudo xileedka DFS ee sharciyada lumisay oo gaaray kala bar iyo khilaafka Dastuurka.

    Somaliya in ay amaankeeda iyo Siyaasadeeda cagaha ku istaagaan oo qaan gaar caalamka wax la qaybsan kara ay noqdaan,waxay ubaahan tahay…

    1.Wakhti si xoog leh loo shaqeeyo.
    2.Midnimo iyo wada socod.
    3.Kasbashada Beesha Caalamka

    Fursadan Somaliya hortaalla ee ay kasoo shaqeeyeen Dowladihii kala danbeeyay ee ah danaynta caalamka,gaar ahaan reer Galbeedka Xasan ma’ahan hogaamiyihii uga faa’idayn lahaa.?

    Musuq iyo Eex,ayuu ku mashquulsan yahay,waxuuna fursadaha masiiriga ah ka jecel yahay danaysi kooban ee yar.

    Hadii la xiro Xaafiiska QM ee Somaliya,waxaa halkaas kusoo afjarmaya Siyaasada iyo amaanka in Somaliya ay kusii hoos jirto QM.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.