Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Kulanka Bulshada Nugaal iyo Dowlada Puntland
    Puntland

    Faallo:-Kulanka Bulshada Nugaal iyo Dowlada Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni inta uusan aadin Mudug in uu la kulmo reer Garowe,waa loo baahnaa oo waxay meesha ka saaraysaa tuhumo si khaldan loo turjumi lahaa.

    Waa loo baahnaa kulankan Dowlada oo uu hogaaminayo Madaxweynuhu ay kula kulmeen Bulshada Nugaal qaybaheeda kala duwan.

    Iswaraysigan,wuxuu xoojinayaa isku xirnaanta Dowlada iyo Shacabka iyo guud ahaan midnimada Puntland.

    Si gaar ah reer Nugaaleed,waxay ubaahan yihiin in lagu noqnoqdo,sababtoo ah,waxaa mudo Saldhig ka dhigtay kooxdii Midowga Shayaadiinta ee xumaanta faafin jirtay.

    Dowladu,waxay ka faa’idaysaa kulankan…

    1.In aan loo kala waramin Dowlada iyo Bulshada.

    2.In dhamaystirka Dimuqraadiyada aysan caqabad ka hor imaan.

    3.In reer Garowe ay u arkaan Dowlada Deni mid aan laga xigin.

    Muhiimadu kulanku ma’ahan in Dadka Qado la siiyay ee waa in ay dareemeen karaamayn iyo la tashi in lala sameeyay.

    Xurmada iyo sharaftu,waa waxa ugu sareeya ee ay ilaalshadaan reer Puntland ama ay ku diriraan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.