Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay daaran tahay Khudbadii Madaxweyne Deni Ee Shalay?
    Puntland

    Maxay daaran tahay Khudbadii Madaxweyne Deni Ee Shalay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 23, 2024Updated:May 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxay daaran tahay Khudbada Deni?.

    1.Fariin jawaab celin u ah BC oo xiriir la samaysay.

    2.Jihaynta Shacabka Puntland.

    Maxay macna ah oo PL ulahayd?

    1.Muujinta Doorka Curadnimo ee Siyaasada Somaliya ay ku leedahay PL.

    2.Xoojinta ilaalinta Sharciga iyo nidaamka ee PL ay utaagan tahay.

    3.Mowqifka PL in la cadeeyo Siyaasiyan mar walba.

    Yay weerar ku tahay fariinta Deni?

    1.Xasan Shiikh.

    2.Axmed Madoobe.

    Isku soo wada duuboo khudbada Deni salkeedu waa jihaynta Shacabka iyo la hadlida BC.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.