Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»PL oo beenisay hawlgal ay sheegtay Villa Somaliya in laga fuliyay Buuraha Bari
    Puntland

    PL oo beenisay hawlgal ay sheegtay Villa Somaliya in laga fuliyay Buuraha Bari

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa war been abuur ah oo aan waxba ka jirin sheegashada Villa Somaliya.

    Garaacis Maraykanku fuliyay oo ka dhacday Buuraha Bari ee PL Xalay majirto,sida ay ii xaqiijiyeen laamaha amni PL.

    Mida kale Buuraha Calmadow ma joogaan Shabaab iyo Daacish,halka ay mar mar isku laayaan;iyaga dhexdoodu,waa Buuraha Cal miskaad.

    Dhanka kale hawlaglka ATALANTA EUNAVFOR oo la falgasha Ciidanka Badda PL,ayaa caalamka uga qaabilsan Duqaymaha iyo weerarada Burcada iyo Argagixisada ee Bada cas iyo Bada Hindiya,iyaguna war kama soo saarin hawlgal dhacay.

    Villa Somaliya kooxda ku sugan xiligan,waxay isku dayayaan in ay Mashruuc ku raadsadaan Amniga PL.

    Majiro Haba yaraatee wax Taageero Amni ah oo PL ka hesho kooxda ku sugan Villa Somaliya,haday Tahay Qalab Ciidan,Mushahaar Ciidan iyo Askar ka joogta Gudaha PL.

    Waxa iswaydiinta mudan waxay tahay goorma ayay yeesheen Awood Amni oo ay kaga hawl galaan Puntland iyagoo SYL hotel oo kaabiga ku haya Villa Somaliya Difaaci waayay shacabkii iyo xildhibaanadii halkaas ku sugnaa.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.