Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo si Madax banaan uga qaybgashay Shirka caalamiga ah Ee la dagaalanka Burcad Badeeda
    Puntland

    Puntland oo si Madax banaan uga qaybgashay Shirka caalamiga ah Ee la dagaalanka Burcad Badeeda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir looga hadlayay Burcada Badeeda iyo hawlgalada ka dhanka ah,ayaa lagu qabtay Nayrobi.

    IOSI la dagaalanka Argagixisada iyo Geopolitical,ayaa qabatay Shirkan.

    Waxaa ka qaybgalay Shirka 5 -Wadan oo kala ah….

    1.Kenya.
    2.Jabuuti
    3.Maruushiyas
    4.SiiShalis.
    5.Somaliya

    Sidoo kale,waxaa ka qaybagalay Hay’adaha kala ah…

    1.UNOPS.
    2.UNODC.

    Puntland oo ku matalasay Shirka guud ahaan Somaliya,ayaa waxaa uag qaybgalay Agaasinka Ciidanka Bada iyo hogaanka Danbibaarista.

    PL,waxay ku kasbatay maqaamkan doorkeeda la dagaallanka Burcad Badeeda iyo danbiyada.

    Shirkan,wuxuu kusoo aaday xili Burcad Badeedu dib dhaqdhaqaaq uga bilowday Xeebaha Somaliya,waxaana looga xaajooday sidii looga hor tagi lahaa in ay dib usoo noolaato Bur ad badeed.

    PL,si gaar,waxaa loogu balan qaaday Shirka in laga caawiyo sidii kor loogu sii qaadi lahaa awoodeeda la dagaallanka Burcada.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.