Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Qaraxyadii ka dhacay Buuraha Calmadow oo Maraykanku iska beri yeelay
    Puntland

    Qaraxyadii ka dhacay Buuraha Calmadow oo Maraykanku iska beri yeelay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Villa Somaliya oo adeegsanaysa Gacanta Argagixisada,ayaa tuhunku dul hoganayaa.

    Weerar argagixiso lala beegsaday kama dhicin Buuraha Calmadow,waxaase jiray arbush argagixisadu samaysay.

    Sida aan xogo hordhac ah ku helayno argagixiso laga soo anba bixiyay Xamar,ayaa soo martay Hargaysa ilaa Ceerigaabo,kadibna usoo gudubtay Buuraha.

    Warka Alcadaala iyo qorshaha argagixisada,waa isla socdaan,waana weerar la diyaariyay oo PL ka dhan ah.

    Maraykanku,waa iska beri yeelay qorshahaaas,waxayna ka dhigan tahay in waxa uusan ogayn ay qayb ka yihiin argagixisada.

     

    https://www.voasomali.com/a/militariga-mareykanka-oo-sheegay-inaysan-howlgal-ka-fulin-calmadow-/7630197.html?fbclid=IwZXh0bgNhZW0CMTEAAR3Wf_b7Wq1Oco_ESzICBhYLISSlgUQs0EN62q89NSn2kqLeLOh3J9_wUR4_aem_AYub31kCTmdnrZuL-GD-L3HN8q7LxeuBYBjPYt202PO9yPiY2L8bit1wX_p7bxEDbjClUgA0jDotbV9SPZUlw1Go

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.