Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland oo lasoo xiray
    Puntland

    Imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland oo lasoo xiray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland Fu’aad Abshir Axmed oo ay wehelinayaan Agaasimaha Imtixaanaadka iyo Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Nugaal,ayaa soo xiray imtixaanaadka Shahaadiga ah oo socday 25-30 May 2024.

    Wasiirka,ayaa hambalyo u diray dhammaan ardayda galay imtixaanka,Waalidiintooda, Macallimiinta iyo Iskuullada ay ka tirsan yihiin,isagoo bogaadiyey hay’adaha Dowladda iyo howlwadeennada ka qeyb-qaatay qabsoomidda imtixaanka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.