Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo sheegtay weerarada ka dhacay Dhaadaar
    Puntland

    Maraykanka oo sheegtay weerarada ka dhacay Dhaadaar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 31, 2024Updated:May 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dadka Deegaamada Afcad iyo Sheebaab oo ka tirsan Qandala,ayaa Labo duqayn oo dhinaca cirka ah lala beegsaday tuulooyinkas, gaar ahaan saldhigyo ay Daacish ku laheyd.

    Si cad,waxaa usheegtay hawlgalkan Taliska Africom oo qaabilsan la dagaallanka argagixisada Bariga Afrika.

    Sidoo kale PL sidii caadada ahayd ogaysiin,ayaa la siiyay ka hor fulinta hawlgalkan,sida ay noo xaqiijisay Madaxtooyada PL.

    DFS si guud,iyaduna waxay leedahay magaca iyo maqaamka wada shaqayneed ee lagu hawlgalayo.

    Maraykanka,ayaa si joogta ah ula dirira argagixisada Somaliya ka hawlgasha,isagoo wada shaqayn kala leh dhinacyada Somalida.

    Maalmo ka hor ayay ahayd markii ay sheegatay Dowlada Xasan ee Dastuurka baalmartay weerar ka dhacay Buuraha Calmadow,balse PL,ayaa si adag uga hor timid sheegashadaas iyo jiritaanka weerarkaas.

    Sidoo kale Taliska Africom,ayaa iska beri yeelay weerarkaas.

     

    https://www.africom.mil/pressrelease/35499/us-forces-conduct-strike-targeting-isis

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.