Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa sababay hoos udhaca xiriirka PL Ee caalamka?
    Puntland

    Maxaa sababay hoos udhaca xiriirka PL Ee caalamka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa dhab in uu hoos udhacay xiriirka Puntland iyo Caalamka kale mudadii uu talada hayay Madaxweyne Deni.

    Markaan isku ururshay sababaha keenay hoos udhaca,waxay noqdeen Sadex arimood oo kala ah…

    1.Madaxweynaha oo aan lahayn La-taliyayaal khibrad leh.

    2.Madaxweynaha oo xiriirka Waddamada Somaliya ka taageera Arrimaha Amniga iyo Siyaasadda (Traditional Donors) ku beddeshay xiriir Waddamada Carabta ah oo ku saleysan heshiis Shaqsiyadeed (Personal).

    3. ⁠Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamka PL oo aan muddo helin Wasiir khibrad balaaran leh.

    Xalku muxuu yahay?

    1.In la hawlgeliyo Dadka khibrada iyo xiriirka leh.

    2.In MW kala saaro dantiisa shaqsiga ah iyo danta guud oo isku miisaamo xiriirka Carabta iyo R.Galbeedka.

    3.In ugu yaraan W.Dowlaha qorshaynta laga dhigo Qof leh khibrad iyo xiriir caalam oo udhigmi kara Wasiir Arimo dibadeed loona gaar yeelo xiriirka dibada.

    PL kama maaranto xiriirka Wadamada soo jireenka ah ee Somaliya ka taageera amniga iyo Siyaasada.

    Naguma filna xiriirka Imaaraadka oo kaliya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.