Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Loolanka Ilmo Diyaano,waxa uu ku lumin doonaa Maraykanka MW Deni.
    Puntland

    Faallo:-Loolanka Ilmo Diyaano,waxa uu ku lumin doonaa Maraykanka MW Deni.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MW Deni cid ka yeelaysaa majirto in uu kala jaro PL iyo BC.

    Dabacsanaan,furfurnaan,maarayn,isku wadid iyo dhexgal Diblomaasiyadeed,ayaa laga rabaa Deni.

    Reer Galbeedku,iyagaa iska leh Wadankan oo maalgashtay,waana khasab in wada shaqayn lala yeesho Diblomaasiyiintooda.

    Imaaraad kuma filna in ay uga shafeeco qaadaan Reer Galbeed xatii xaaladu adkaato,waxaana tusaale Deni ugu filan Farmaajo oo ugu danbayn Qadar in uu dego fasax Maraykan looga baahday.

    PL ma qaadi karto loolan Maraykan si gaar ah.

    Ma dayici karto Maraykanka oo kuma Ciyaari karto,weli fursad baa jirta oo Reer Galbeedku,waxay u arkaan Shacabka iyo Maamulka PL hormuud qiimo badan,kaliya waxay dhaliilsan yihiin MW Deni.

    Deni,waxaa ugu filan fariin garaacista Buuraha Bari ee la siinayo Xamar,haduusan gadaal udagina PL waxa uu soo jiidi doonaa dhaawac Siyaasadeed oo aysan qaadi karin.

    Waa in uu Maraykanka waxa uu rabo aqbalaa,isla markaana shuruudo dabacsan ku xiraa kana hor leexdaa Ilmo Diyaano.

    Loolanka Ilmo Diyaano,waxa uu ku lumin doonaa Maraykanka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.