Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Talyaha Booliska PL oo xaqiijiyay Xubno sare oo Daacish ah in la dilay kuwa kalana la qabtay.
    Puntland

    Talyaha Booliska PL oo xaqiijiyay Xubno sare oo Daacish ah in la dilay kuwa kalana la qabtay.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hawlgallada lagu xoojinayo amaanka ee ka socda guud ahaan Gobollada Puntland,ayuu sheegay Talyaha Boiska Puntland  in lagu qabtay 24-kii Saac ee udanbeeyay 23-Xubnood oo argagixisada ka mid ah.

    Sidoo kale Labadii Dukhayn ee ka dhacay Buuraha Bari ee PL ayuu Talyaha Booliska Puntland xaqiijiyay in lagu dilay 11-ka mid ah Daacish oo Laba Sarkaal ay ku jiraan iyo dhaawaca 7-Xubnood oo kale.

    Guud ahaan Xubnaha Gacanta Ciidanka ku jira ee Maxkamad sugaha ah,ayaa dhan 98-Xubnood,sida Talyaha Boolisku xaqiijiyay.

     

    VOA,ayaa warkan sii daysay.

    https://www.voasomali.com/a/wareysi-taliyaha-booliska-puntland-oo-faah-faahiyey-howlgallo-amni-oo-ay-fuliyeen/7640503.html

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.