Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland iyo Maraykanka oo isfahmay iyo wefti sare oo kusoo wajahan Garowe
    Puntland

    Puntland iyo Maraykanka oo isfahmay iyo wefti sare oo kusoo wajahan Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 3, 2024Updated:June 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland iyo Maraykanku,waa isfahmeen,wayna wada xiriireen Safaarada iyo Taliska Africom.

    Garowe,waxaa imaanaya Safiirka Maraykanka iyo Taliyaha Africom,Milatery Attached,gaar ahaan Taliska Bali-doogle.

    Shirka,ayaa ka dhici doona Garoonka diyaaradaha ee Garowe.

    Kulanka,waxaa looga hadlayaa..

    1.Xiriirka Puntland iyo Maraykanka.

    2.Ka wada shaqaynta la dagaallanka argagaxisada.

    3.Tababaradda iyo Qalabaynta Ciiidanka PL,gaar ahaan Sirdoonka iyo Daraawiishta.

    4.Dib u howlgalinta Hay’adda PSF oo dib u habayn lagu samaynayo.

    5.Diyaarinta Saldhiga Labaad oo ku xiga Balidoogle oo laga siiyo Deegaanka Qow ama Mareerra ee Gobolka Bari.

    Xogtan oo aan ka helay ilo lagu kalsoonaan karo,ayaa haday uhirgasho sida ay isoo gaartay ah war weyn oo farxadgelinaya Puntlander-ka jecel horumarka Wadanka.

    MW Deni Laba Qodob ooo lagu dhaliilnay mid ka mid ah,ayuu ahaa Qodobkan xiriirka Maraykanka ee durba laga hawlgalay.

    Xiriirka BC,gaar ahaan Puntland waa lama huraan ka mid ah arimaha masiiriga ah ee PL.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.