Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni iyo wefti hogaaminayo oo ku wajahan Maraykanka
    Puntland

    Madaxweyne Deni iyo wefti hogaaminayo oo ku wajahan Maraykanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    17-July Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo wefti uu hogaaminayo,ayaa safar ku uga baxaya Wadanka Maraykanka,gaar ahaan Washington iyo Minasota, Ohio oyo Seatllle.

    Safarkan,waa mid loo baahnaa oo isku xiraya Bulshada iyo Dowlada.

    Xiriirkii Bulshada iyo Dowlada Puntland in kor loo qaado,waa muhiim loo baahan yahay.

    Si gaar ah,qurba joogta waa awood xoog badan oo saamayntooda leh,isla markaana horumarka Wadanka Lafdhabar u ah.

    Dowlada MW Deni,waxay ku dhaliilan tahay in aysan tixgelin siin xiriirka Qurba joogta,waxaana eeda ugu weyn iska leh Xaafiiska Xiriirka Qurbajoogta oo ah mid ku fashilmay Shaqadiisa.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.