Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland:-Weftiga Maraykanka Oo dib udhacay Maalmo.
    Puntland

    Puntland:-Weftiga Maraykanka Oo dib udhacay Maalmo.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dib udhaca,waxaa keenay codsi dhankooda ka yimid oo ah imaanshaha Safiirka cusub ee Maraykanka uqaabilsan Somaliya.

    Safiirka Talaadada,ayuu imaanayaa Xamar,kadib,waxa uu soo gaari doonaa PL ilaa Jimacaha.

    Weftiga Maraykanka ee iskugu jira Amniga iyo Siyaasada,waxaa hogaaminaya Safiirka,waana sababta ay ubaaqdeen Maanta la’aantiis in aysan soo bixin.

    PL in ay wada shaqayn la yeelato reer Galbeedka,waa muhiim amniga iyo Siyaasada Geeska.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.