Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Deni oo jeediyay khudbad Qaran oo taabanaysa Gudaha iyo Dibada Puntland
    Puntland

    Deni oo jeediyay khudbad Qaran oo taabanaysa Gudaha iyo Dibada Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 15, 2024Updated:June 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Arimaha Siyaasadeed iyo amni ee Somalida kale nalaga dhaxeeya,ayuu si macno leh udul istaagay MW Deni.

    Muxuu ka yiri DFS?

    Puntland,waxay utaagan tahay midnimada iyo isku haynta Umada Somaliyed,waxayna diyaar u tahay iskaashi in ay la yeelato Dowladaha Xubnaha ka ah DFS.

    PL,waxay diyaar utahay in ay kala xaajooto Dowlada Dhexe arimaha hortabinta uleh Dowlad dhiska,iyadoo lagu Shaqaynayo Dastuurka kmg ah ee ay Umada Somaliyed ku heshiisay,isla markaana aysan PL ka tanaasulayn mowqifkii ay qaadatay markii Madaxda Xamar joogta ay tureen Dastuurkaas.

    PL,waxay ku dhaqamysaa awooda Sharci ee Dastuurkeeda iyo kan KMG ee Fadaraalku siinayo ilaa inta ay xayndaabka Sharci kusoo laabanayaan Madaxda Qaranka.

    Baarlamaanka PL,ayuu ka codsaday in ay ka doodaan khilaafka PL iyo DFS oo ay Sharci ubadalaan go’aanka Dowlada PL.

    Muxuu ka yiri SL?

    SL,waxa uu ugu baaqay in lawada noolaado oo loolankanSiyaasadu uusan saamayn ku yeelan nolosha Dadka caadiga ah.

    Cuqaasha Gobolllada SSC ee xuduudka SL xiga,waxa uu udiray fariin ah in laga shaqeeyo wada noolaanshaha Bulshooyinka.

    Gunaanadka.

    Khudbad uqalanta MW PL oo udhiganta mid Qaran,ayuu jeediyay MW Deni Maanta.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.