Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dayac weyn oo ka muuqda Garoonka Cabdullaahi Yuusuf Gaalkacyo
    Puntland

    Dayac weyn oo ka muuqda Garoonka Cabdullaahi Yuusuf Gaalkacyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee Gaalkacyo in uu Muuqaalkaas Lahaado 20-Sano kadib,waa ilhaamo iyo foolxumo Puntland.

    Geedo Quracyo ah iyo Dad diyaarada hoos dhooban in muuqaalkiisu Maanta yahay,waa nasiibdaro xaqiiqdii.

    Garoonku,wuxuu kuyaal goob muhiima oo dhamaan Gobolada Somaliya iyo Dawlad Deegaanka Somalida usiman oo masaafo ahaan Gobolo badan iyo Bulsho Badan ayuu Muhiim uyahay.

    Lagama Faa iidaysan Garoonka oo sidii Sac irmaan,ayaa Lacag laga Gurtaa waxna dib looguma celiyo.

    Garoonkan Dowladii Gaas waxba uma qaban,tii Deni ee ka danbaysayna waxba uma qaban.

    Haatan MW Deni Mudug ma uga dhigi doonaa waajibaad Shaqo oo taariikhda ugala iyo abaal celin dhismaha Garoonkaas muhiimka ah?

    Garoonka Cabdullaahi Yuusuf sida uu yahay laguma sii daawan karo,waana ku Ceeb kuwa masuuliyiinta sheeganaya ee Sawirada kusoo galaya,iyagoo dhoola cadaynaya.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.