Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dekeda Garacad oo si rasmi ah loogu wareejinayo Imaaraadka
    Puntland

    Dekeda Garacad oo si rasmi ah loogu wareejinayo Imaaraadka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Heshiis hordhac ah oo isfahan,ayay la gaartay Imaaraadka Shirkada Wadaagsin ee Maamusha Dekeda Garacad.

    Heshiiska,waxaa Cod uqaaday Gudiga oo ka kooban 9-Xubnood,waxaana ogolaaday 6-ka mid ah.

    Heshiiska rasmiga ah,waxaa soo saxiixaya MW Deni Bishan gudaheeda,iyadoo uu ka dhacidl doono Imaaraadka.

    Dekeda Garacad,way ubaahan tahay maalgashade caalamiya marka la qiimeeyo heerka ay soo gaartay;si gaar ah Imaaraadka,waa muhiim in uu qayb ku yeesho Dekeda.

    Wadada isku xirta Garacad-Galkacyo,haatan,waxaa loo kala socdaa Afar Saac oo wax badan,ayaa laga qabtay.

    Keenista Alaabaha,waa ka Jaban tahay Dekedaha kale oo Halkii Kunteenar,waxaa laguugu keenayaa $1300,halka markii hore uu ka ahaa $2400,waxaad kaloo helaysaa Maraakiib kuu qaada Alaabtaada xili walba.

    Sidoo kale,waxaa gabagaba maraya Maxjarka Xoolaha,waxaana la filayaa in uu dhawaan Shaqo bilaabo.

    Maxjarka marka Xariga laga jaro,waxay noqon doontaa Dekeda Garacad halka ay ka dhooofaan Xoolaha ugu badan guud ahaan Dekedaha Somaliya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.