Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxamed Faroole iyo Jimcaale oo Saldhiga kala baxay Qof loo xiray Dilkii Ganacsadaha
    Puntland

    Maxamed Faroole iyo Jimcaale oo Saldhiga kala baxay Qof loo xiray Dilkii Ganacsadaha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gabadhan oo lagu magacaabo Raxmo Maxamuud,waxaa xiray Gudoomiyaha Gobolka Nugaal,isagoo ka duulaya waxkaqabasahada dhacdadii Kalabayar ee lagu dilay Ninka Ganacsadaha ah.

    Kadib xarigeedii,waxaa ka daba yimid Maxamed Faroole oo damcay in uu kasii daayo Gudoomiyaha,balse waa ku guulaysan waayay,wuxuuna markii danbe udiray Jimcaale iyo Ciidankiisii oo xoog ugala soo baxay Saldhiga.

    Waxa cajiib ah in nidaamka uu burburinayo Wasiirkii Dowlada ku matalayay Deegaanka.

    Dhanka kale Beesha Reer Xirsi si fiican ayay yeeshay oo way aastay Maydkii,isla markaana Dhalinyaro is urursatayna way kala direen,waxayna usaareen Gudi ka xaajooda Dilka Ninka Ganacsadaha ee Kalabayr.

    Sadex Nin,ayaa dishay Ninkaas aan waxba Galabsan ee Ganacsadaha ahaa …..

    1.Bile buur.
    2.Ina lamash Xiireey.
    3.Ina Dhooqa Ruug.

    8-Xabadood ayay ku Dhufteen Ganacsadaha, Nimankaas uu soo diray Maxamed Faroole.

    Waxaa xusid mudan in Faroole oo ah Masuulkii iyo Waayeelkii ehelka u ahaa dhacdadan uusan xataa ka Tacsiyayn waxa dhacay.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.