Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxay yihiin fursadaha Siyaasadeed Ee PL ugu jira khudbada Swan?
    , addresses the Security Council meeting on the situation in Somalia.
    Puntland

    Faallo:-Maxay yihiin fursadaha Siyaasadeed Ee PL ugu jira khudbada Swan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhanka Puntland khudbada Swan,waxay ku lahayd Afar Qodob oo muhiimad gaar ah ulahaa,kuwaasoo kala ahaa…..

    1. Puntland iyo saamilay kale in ay diideen Dastuurkii la badalay nidaamkii loo maray iyo nuxurkii ka soo baxayba.

    2.Puntland in ay kalsoonidii kala noqotay Dowladda Federaalka ah inta lagu soo noqonayo Xayndaabka Sharciyadda.

    3.In Talaabo walba oo loo qaado dhanka Dastuurka oo aan loo dhamayn in aysan dhaqangal noqon doonin.

    4.In Somalidu heshiis ku wada noqto Aayo ka tashigeeda oo aysan soconayn loo joojin mahayo.

    PL,waxaa muuqata in ay guul Diblomaasi ay kasoo hoysay Siyaasadeedii ku fadhiday ka gaabsiga la Shaqaynta Maamulka Villa Somaliya ee Xasan hogaaminayo.

    Inkastoo khudbada Swan la oran karo way dheelitirnayd hadana wax cusub oo macno leh kuma jirin.

    Guud ahaan Somaliya khudbada Swan,waxay uga dhignayd midii MW Qaranka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.