Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasaarada Caafimaadka PL oo lagu helay musuq baahsan
    Puntland

    Wasaarada Caafimaadka PL oo lagu helay musuq baahsan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudiga gaarka ah ee la dagaallanka musuqa PL oo MW Deni dhawaan usaaray dabagalka Hay’adaha Dowlada,ayaa soo afmeeray Shaqadoodii ugu horaysay.

    Qodobada ay ka duulayaan Gudiga ee loo igmaday in ay dabagalaan,waxay kala yihiin…

    1.Musuqmaasuqa.
    2.Dayaca Shaqadda.
    3.Dabagalka Masuuliyiinta.

    Wasaaradda Caafimaadka,ayaa noqotay midii 1-Aad ee lasoo afmeeray baaristeedii,waxaana kasoo baxay….

    B.Wasaarada gudaheeda in uu ka jiro musuq baahsan.

    T.Agaasimaha Guud in lugaha loo geliyay musuqa oo qayb ka noqday.

    J.Qaybo ka mid ah Agaasime Waaxeedyada iyo masuuliyiin hore oo Wasaarada ka shqayn jiray oo weli isku xiran kuna lug leh musuq balaaran.

    X.Lacag tiradeedu badan tahay oo la lunsaday.

    Kh.Qalab iskugu jira Caafimaad iyo Agab kale oo la leexsaday.

    D.Wasiirka,ku xigeenkiisa iyo W.Dowlaha oo laaluush lagu soo dhaweeyay markii Shaqada loo dhiibay.

    R.Agaasimayaasha Wasaarada oo bilaa fasax iskaga safra,isla markaana ku milmay Xamar.

    S.Wasaarada oo ay ka dhex samaysmantay koox balaaran oo isku xiran oo fahansan nidaamka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.