Hadafka doodu,wuxuu ahaa in la dul istaago Qodobada ugu muhiimsan ee Labada Maamul ay ka wada shaqayn karaan sida….
1.Amaanka.
2.Siyaasada.
3.Dhaqaalaha.
Wasiirka Warfaafinta PL iyo Xildhibaan Kooshin oo kasoo jeeda Gobolka Togdheer Somaliland kuna matala Baarlamaanka Fadaraalka,ayaa dooda ka qaybgalay….
Halkan ka dhagayso Dooda