Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasaarada Arimaha Gudaha PL oo war kasoo saartay diyaar garowga Doorashada 3-Degmo
    Puntland

    Wasaarada Arimaha Gudaha PL oo war kasoo saartay diyaar garowga Doorashada 3-Degmo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    WARGLIN.

    Ku: Guddoomiyaha Gobolka Nugaal

    Ku: Guddoomiyaasha Degmooyinka Garowe, Dangorayo iyo Godobjiraan.

    Og: Xisbiyada Siyaasadda Puntland

    Ujeeddo: U diyaar garowga Maalmaha Ololaha Doorashada ee Xisbiyada Siyaasadda.

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland waxay ku wargelinaysaa Maamulka Gobolka Nugaal iyo kan Degmooyinka Garowe, Dangorayo iyo Godobjiraan in loo diyaar garoobo maalmaha Olalaha Doorashada Goleyaasha Deegaanka 3-da Degmoo oo bilaabanaya maanta oo taariikhdu tahay 06/07/2024, soconna doona muddo labo asbuuc ah.

    Sidaa darteed, waxaa la farayaa masuuliyiinta warqaddaan sida tooska ah ugu socoto iyo kuwa ogaysiinta ku lehba in la ilaaliyo laguna dhaqmo Xeerka Doorashooyinka iyo Habraaca anshaxa Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC iyada oo laga fogaanayo waxkasta oo ka reeban olalaha doorashada Xisbiyada Siyaasadda Puntland.

    …DHAMMAAD…

    XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.