MW Deni,ayaa Caawa qayb ka ahaa kulanka Olalaha Doorasho ee Xisbigiisa KAAH.
Qoraal usoo dhigay bartiisa FC-ga,ayuu ku yiri…..
“Waxaan caawa kulan la qaadanay musharixiinta Xisbiga KAAH ee Goleyaasha Deegaanka ee Degmooyinka Garowe,Dangoroyo iyo Godob-jiiraan, Aniga iyo Xoghayaha guud ee xisbiga Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka H.E Ilyas Osman Lugatoor waxaa Kulanka nagala qeybgalay Goleyaasha Xisbiga iyo qaar ka mid ah taageerayaasha Xisbiga”.
Halkan ka daawo muuqaalka