Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Deni oo diiday In Qof kasoo jeeda PL Jagada RW loo dhiibo
    Puntland

    Deni oo diiday In Qof kasoo jeeda PL Jagada RW loo dhiibo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa loo baahnaa in Deni ka biyo diido soo jeedintii Swan ee ahayd….

    “Waxaan rabnaa in DF iyo PL wada Shaqayntoodii lasoo celiyo oo Adiga iyo Xasan aad wada hadashaan,kana yimaado RW dhanka PL marka see u aragtaa? Yaad ku tin lahayd in uu buuxin karo booskaas? Ayuu yiri Swan.

    MW Deni,waxa uu ku jawaabay….

    “Wada Shaqaynta ma diidanin,waana qaadanaynaa doorkayaga Dowlad dhiska,balse RW,waxaan ku talin lahaa Hebel in uu noqdo oo aan filayo in uu ka bixi karo Shaqadaas”.

    Sida aan xogta ku helay Hebelka Deni tilmaamay,waa Siyaasi kasoo jeeda Gedo.

    Saan qabo Deni,waa asiibay jawaabtaas,Laba Qodob awgood…

    1.In aysan PL ku milmin mar danbe Dowlada Koonfurta oo ay ku adkaysato go’aanka masiiriga ah ee ay gaartay.

    2.In Beelaha kale ee Daaroodka PL aan ahayn fursad la siiyo oo waliba reer Gedo loo muujiyo in wax loo ogol yahay.

    Muhiimadu,waa in Xamar aysan jirin Dowlad Somaliyed oo PL wayb ka tahay Qofkii Shaqo ka helana yahay Qof Shirkad ushaqeeya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.