Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xil.C.F.Mire oo kasoo jeedo PL Oo su’aalo kulul ku boobay Wasiir Faarax Cabdiqaadir
    Puntland

    Xil.C.F.Mire oo kasoo jeedo PL Oo su’aalo kulul ku boobay Wasiir Faarax Cabdiqaadir

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mid ka mid ah Xildhibaanada PL ee ku matala Fadaraalka,ayaa soo gudbiyay xog ku saabsan Mashaariicda,Deeqaha Waxbarasho iyo Dhaqaalaha Wasiir Faarax Cabdiqaadir ka hor istaagay Ardayda reer Puntland ee Somaliyed.

    Sidoo kale Xildhibaan Cabdullaahi Faarax Mire oo ah Gudoomiyaha Gudiga Waxbarashada Baarlamaanka Fadaraalka,ayaa su’aalo kulul oo muhiim ahaa waydiiyay Wasiir Faarax Cabdiqaadir oo hor yimid Gudiga Waxbarashada ee Golaha Shacabka Fadaraalka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka 1-Aad Ee su’aalah

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/LarSinmNyXmi5iY7.mp4

    Halkan ka daawo muuqaalka 2-Aad Ee jawaab

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An-ya41JKAdch6DMyikIAT74GZuukB1HZY0cnDbeiKOtBo8r1N11QZTl1VQK-wD1VK2nkK3BvVBNvnxTvUTxRXxY.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.