Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Khalad ka dhacay hab maamuuska Madaxtooyada oo hadal hayn dhaliyay
    Puntland

    Khalad ka dhacay hab maamuuska Madaxtooyada oo hadal hayn dhaliyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kuraasta hore,waa 7-Kursi oo loo kala fariisto…

    Midka dhexda,waxaa fariista Madaxweynaha D.PL.

    Geeska,waxaa fariista M.ku xigeenka D.PL.

    2-da Kursi ee kusii xiga,waxaa fariista Labada Gudoomiye ee Baarlamaanka D.PL.

    3-da Kursi ee dhinaca kale ka xiga Madaxweynaha,waxaa fariista Sadexda Marwo.

    Caawa,waxaa dhacay in Kuraastii Gudoonka Baarlamaanka ay si khaldan ufariisteen Axmed Karaash iyo Cabdirisaaq Khaliif oo Martida ka mid ahaa.

    Maamul xumadaas dhacday,waxay sababtay in Gudoonkii Baarlamaaku ka biyo diidaan in ay gadaal fariistaan oo ay banaanka uga baxeen Xaflada.

    Dhanka kale,waxaa laga xishooday in Cabdirisaaq Khaliif iyo Karaash laga kiciyo Kuraasta.

    Waxa dhacay ee ay sida khaldan usheegayaan Baraha Bulshadu,waa intaas.

    Xafladu si qurux badan ayay usoo idlaatay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.